BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA

Aminarts.com
Allkhayraad.com
Allsomali.com
Aflax
Allidamaale.com
Altaqwaa.com
Etntvboosaaso
sbclive.comNew
baraawepost.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dailypuntland.com
dalkanews.com
Dhahar.com
universaltv
Radiofreesomalia.com
Qardhomedia
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
karkaarnews.comNew
juurile.comNew
Qandala.com
Sscayn.com
Somalia Online
somalifans.net
Somaali.com
Somalitalk
Soomaalidamaanta.com
Somaliweyn
xogta.com
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
waagacusub.com
Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Halgan.net
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
Xil Wareejin ka dhacday Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland
munaasabad ka dhacday Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah xilka si rasmi ah loogu wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradaasi Daa’uud Maxamed Cumar, ...
Arday Puntland ka timid oo Suudaan soo dhaweyn loogu sameeyay
weynaha ardayda puntland ee dalka suudaan ayaa shalay galabnimadii ku qabtay xaflad uu ku soo dhaweynaayay ardayda cusub ee ka soo jeedda gobolka puntland....
Aadan Madoobe: Xildhibaanadu Waa Naftood Hurayaal
Guddoomiyaha baarlamaanka Sh Aadan Madoobe ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay VOA waxa uu kaga hadlay duruufaha ku xeeran baarlamaanka. ...
Shariif: oo sheegay in ay Al-Qaacida ka xoreynayaan dalka Somalia
Madaxweynaha Somalia, Sh. Sharif ayaa wacad ku maray in ciidamadiisu ay Somalia ka xoreynayaan Al-Shabaab iyo Al-Qaacida. ...
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo AMISOM Muddada u Kordhisay
Xubnaha golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in ciidamada AMISOM ay dalka Somalia sii joogaan ilaa 31/01/2011...
Dowlada Djibouti oo Ciidan u Diyaarinaysa Somalia
Dowladda Djibouti ayaa 450 askari ku biirineysa ciidanka nabad-ilaalinta AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho....
Khudbadda Sanadlaha ee Madaxweyne Barack Obama
Madaxweyne Barack Obama ayaa khudbad dheer ka jeediyay aqalka Congress-ka, taasoo ah qudbadda uu sanadkiiba mar jeediyo...
Kalan Dhaxmaray Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Libiya
Madaxweynaha dalka Libya Muammar al-Gaddafi ayaa xalay qaabilay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed....
East Africa University oo heshiis kula sixiixatay Bosaso University Utara Malaysia (UUM)
Waxaa xiriir in mudo ah socday kadib lagu guuleystay in ay heshiis kala sixiixdaan jaamacada Bariga Africa (East Africa University) ee ka howlgasha Puntland iyo Jaamacad ku taala wadanka Malaysia ee la yiraahdo University Utara Malaysia(UUM)....
Dhalinyarada & Dagaallada - Magaalada Ohio
Magaalada Columbus ee gobolka Ohio waxaa toddobaakdii hore lagu qabay shir ay lahaayeen qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaalida. Shirkaasi waxaa looga hadlay qodobo badan...
Amnesty: Ha la Xakameeyo Hubka Somalia
Amnesty International oo ku taliyay in hubka laga joojiyo DKMG ilaa inta laga damaanad qaadayo inaan hubkaasi loo isticmaali doonin xadgudbiyo ka dhan ah aadamaha. ...
Boliiska kenya Raafku wuu sii soconayaa
Taliyaha Boliiska Nairobi Anthonia Kapuche ayaa sheegay in raafka lagu hayo Somalidu uu sii socon doonto ilaa muddo todobaad ah. ...
Wasiirka Maaliyadda DFKS oo loolan ugu jira Jagada Ra’isulwasaaraha.
Waxaa dhici karta akhristow in aad la yaabto cinwaanka maqaalka, laakiin ma ahan mid aad la yaabto bulshada waxaa ka mid ah dad ku fekera wax weyn isla markaasna gaara, ...
Waraysi Dr. Jimcaale: Qaabka Looga Hirgelinaayo Puntland Xisbiyada Badan
Waxaa lagu qabtay xarunta Libareeriga ee Magaalada Garoowe kulan balaaran oo ay ka soo qayb galeen xubna kala duwan oo ka socda Qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo Dowladda...
Sh. Shariif: oo yiri Waa in la Iska Celiyo Cadawga
Madaxweyne Sh Shariif oo wareysi siiyay laanta Afsoomaaliga ah ee VOA ayaa tilmaamay in DKMG ay cidaan ahaan diyaar tahay waxaana uu ka hadlay Rabshadihii Nairobi....
Afaworki oo cambaareeyey Al-Shabaab
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afeworki i ayaa si kulul u cambaarreeyay hanjabadii Al Shabaab ay u hanjabtay Yemen...
Saraakiil katirsan Maamulka suufiyiinta oo sheegay in galabta ay la wareegeen gacan ku hmagaalada Baladweyneaynta qeybo kamid ah .
Saraakiil katirsan Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxa ay sheegeen in ay galabta ay la wareegeen gacan ku haynta qeybo kamid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan...
Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadley Xaflad Lagu Xusaayey Maalintii La Doortey(Dhegayso)
madaxtooyada caasimadda Puntland ee Garoowe, xaflad si weyn loo soo agaasimey taas oo lagu xusaayo sanadguuradii kowaad ee doorashadii Madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdisamad Cali Shire....
Somali lagu Dilay Minnesota
Saddex qof oo Somali ah, oo laba kamid ah ay walaalo yihiin, ayaa xalay lagu dilay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka....
Amuuraha Islaamka: Jawaabta Sawir-Gacmeedka
Jawaabtii ay Muslimiintu ka bixiyeen sawir-gacmeedkii laga sameeyey Nabi Muxammad (NNKH), ma heyd mid habboon?...
Dowlada Puntland oo fashilisay qorshayaal la doonayay in lagu qarxiyo dekaddaweyn ee magaalada Boosaaso
Dowlada Puntland ayaa sheegtay in ay fashiliyeen Qaraxyo la doonayay in lagu qaado dekadda weyn ee Boosaaso ...
7 Sarkaal oo la dallacsiiyay
Saraakii uu tababar ugu soo dhamaaday dalka Uganda ayaa maanta darajooyin la siiyay laguna hor-dhaariyay madaxweyne Shariif...
Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya oo deeq-waxbarasho ugu deeqay 10 Arday oo reer Somaliland ah
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin, ayaa deeq waxbarasho ugu deeqay 10 Arday oo ka soo jeeda Gobolka Sool ee Somaliland, ka dib markii uu socdaal ku tegay toddobaadyadii aynu ka soo gudubnay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaas….. ...
SAFAARADIHII UK IYO USA EE YEMEN OO AL BAABADDA LOO LAABAY
Waxaa al baabada loo laabay dhamaan safaaradihii wadamada UK iyo USA oo loo xiray cabsi soo foodsaartay awgeed....
Raiisulwasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashid Cali Sharmaake oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Muqdisho:-Raiisulwasaaraha DFKM Dr.Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta waxaa ay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya wafdigaan ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey wasiiro Xilibaano iyo Saraakiil sare oo ka tirsan DFKM. ...
CABSI SOO FOODSAARTAY SOMALIDA KUNOOL YURUB
Sida ay xaqiijinayaan saxaafadda aduunka gaar ahaan kuwa wadamadda Skandineefiyaanka waxaa ay cabsi xoogle soo foodsaartay dadka somalida ah ee kunool wadamadda reer galbeedka gaar ahaan wadanka Denmark...
MAQAAL: SOMALIYA SOMALI BAA LEH
Sida ciwaanka kore kuxusan waxaa maqaalkaan noo soo diray Aqriste kamid ah aqristayaasha webka Qarankanews.com oo ah warbaahin somaliyeed oo huwan magaca qaranimo...
XAGEE KUDAMAYSAY DHUUSAMAREEB (AHLU SUNAH)
Wararkii ugu damayey oo laga helayo magaalada dhuusamareeb ee caasumada gobolka galguduud ayaa xaqiijinaya in dhamaan magaalada ay si toos ah ula wareegeen dadka ku abtirsada al shabaab al mujaahidiin...
Xarakada Al-shabaab Al-Mujaahidiin oo Dhoolatus Mileteri Sameeyay (Daawo)
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maanta dhoolatus weyn ka sameeyay magaalada Muqdisho. Ciidamo farabadan oo xiran dharka tuutaha ayaa socod ku maray qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, waxayna socod ku mareen wadada isku xirta xerada Maslax iyo Ex-kontrool ee Balcad, waxaana hareeraha ka socdey gawaarida gaashaaman oo ay ka midyihiin kuwa loo yaqaan beebayaasha, waxayna ku hubeysnaayeen qoryaha fudud iyo gantaalaha garbaha laga rido. Ciidanka Al-shabaab ayaa kor ugu dhawaaqaayey heeso ama nashiidooyin carabi ah. ...
Culimada Ahlu Sunna Waljameeca ayaa waxaa ay habeenimadi xalay gudaha degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud ku doorteen Gudoomiyaha Golaha Dhexe.
Xilka Gudoomiyenimada ayaa waxaa isugu soo sharxay ila iyo 3-musharixin oo la kala yirahdo;Sheikh Mursal C/raxmaan Axmed,Sheikh Cumar Sheikh C/qaadir Aadan iyo Sheikh Maxamed Xooshoow. ...
OBAMA OO EEDEEYEY LAAMAHA AMAANKA USA
shir saxaafadeed uu kuqabtay Obama dalka maraykanka asaga oo fasax kumaqnaa ayaa walac kamuujiyey in laamaha kushaqo leh ay ka gaabiyeen ...
WASIIRKA ARIMAHA DIBADDA SOMALIYA OO LA KULMAY MADAXWEYNAHA DALKA IIRAN
Kulanka labada masuul ayaa talaadadii kadhacay xarunta madaxtooyada ee dalka Iran kulankan ayaa looga wada hadlay arimo badan sida burcadbadeeda iyo taageero la siiyo dawladda somaliya...
Xukuumadda Somaliland oo la sheegay inay diidday bixinta Kharashka Diyaaradda Maydka Fagadhe
Hargeysa (Somaliland.Org)- Siciid Saalax Nuur oo ay walaalo yihiin marxuum Maxamed Saalax Nuur “Fagadhe” oo doraad ku geeriyooday cusbitaal ku yaala dalka Faransiiska, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland oo markii hore ku ballan qaaday in meydka safiirka loo soo qaado Somaliland ay si cad u diideen in meydka loo soo qaado dalka. ...
Barlamaanka PL oo Ansixiyay Miisaaniyada 2009-2010 62 bilyan oo Sh.Som
Wasiirka Wasaarada Maaliyadda PL Dr Farax Cali Jamac ayaa maanta Xafiiskii ku qabtay shir Jara’id oo uu kaga warbixinayo Miisaaniyada 2009 2010 oo ay Barlamaanku ansixiyeen Maalinimadii shalay ahayd taas oo aan saxaafada loo ogalayn xiligaasi isla markaasna todobaad ka hor Barlaamaanka loo gudbiyay ...
Gudiga Nabadeynta G/karkaar oo soo saaray Go’aanadii Heshiisiinta Beelihii ku dagaalamay Qardho
Gudigii Amaanka ee loo xilsaaray dhameynta Qilaafaad dhexmaray laba beelood oo dhowaan qilaafaadyo dhaliyay khasaare nafeed ay ku dhinteen dad 3qof ah ayaa waxaa xaflad lagu soo bandhigay heshiis arintaasi ku aadan ka dhacay magaalada Qardho Xarunta gobolka Karkaar. ...
Taliyihii Saldhigga bariga Laascaanood iyo xubin kale oo Xabsiga loo taxaabay
December 28th, 2009 Comments Off Laascaanood (Somaliland.Org)- Ciidamada Booliska ee Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa shalay xabsiga u taxaabay Taliyihii Saldhigga bariga Magaaladaas Cabdilaahi X. Siciid Guuleed oo toddobaadkii hore xilka laga qaaday iyo xubin kale. ...
Guddida joogtada ah ee Guurtida oo ku baaqay in la ciqaabo xubno ka qayb-galay Shirkii Jabuuti
December 28th, 2009 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa Golahaas ugu baaqay in tallaabo laga qaado oo sharciga la horkeeno xubno Guurtida ka tirsan oo bilihii aynu soo dhaafnay Shir Magaalada Jabuuti ka dhacay kala qayb galay Kooxo ka socda Koonfurta Soomaaliya. ...
Qorshe maamul goboleed loogu sameynayo Koonfur Galbeed
Muqdisho, December 27, 2009 (WDN) - Xildhibaanno, saraakiil iyo madax ka tirsan dawladda kmg ah ee Soomaaliya, ayaa kulan uga socdaa magaalada Doolow ee ku taal xadka Soomaaliya ay la wadaagto dalka Itoobiya...
QARAXI LAASCAANOOD OO DAD AAN WAXBA GALABSAN AY U XIREEN MAAMULKA SOMALILAND
Wrar madax banaan oo aan ka helayso magaalada laascaano ayaa sheegaya...
KARACHI: QARAX WAYN OO KADHACAY MAGAALADA KARACHI
Qaraxan ayaa mid aad u culus isla markaasna gaystay khasaare baaxad leh ugu yaraan 20 ayaa kudhimatay in ka badan 80 waa ay ku dhaawacmeen oo 30 ka mid ah ...
BAAQ NABADEED OO UU SOO SAARAY BOQORKA BEELAHA DAAROOD BOQOR CABDULAHI
boqorka beelaha daarood ayaa baaq nabadeed kasoo saaray xiisadaha colaadeed ee maalmahanka taagnaa qaybo ka mid ah gobolka mudug...
MAAMULKA ISLAMIGA AH AL SHABAAB OO CANSHUUR KUSOO ROGAY BAKAARAHA
xarakata mujaahidiinta islaamka alshabaab ee xukuma inta badan koonfurta somaliya ayaa canshuur kusoo rogay dhiigmiiratada bakaaraha...
Norway Asylum Case-processing times
This section provides an overview of how long it takes to process applications received by the Norwegian Directorate of Immigration (UDI). ...
Mapping the Global Muslim Population
A Report on the Size and Distribution of the World's Muslim Population October 2009 Executive Summary ...
Foreign Secretary, David Miliband, met with the Prime Minister of Somalia
David Miliband met the Prime Minister of Somalia and reaffirmed the UK's commitment to the TFG's efforts to work towards the return of peace and stability in the region. ...
Ugandan president warns Somali militia over threats of terror attack
newsinideUgandan President Yoweri Museveni on Friday warned Somali militias who have threatened attacks on Uganda's capital Kampala and Burundi's capital Bujumbura...
Nairobi, 23 October 2009 –Somalia’s Prime Minister, Omar Abdirashid Ali Sharmarke, the UN Under-Secretary-General for Political Affairs, Lynn Pascoe
and the UN Special Representative for Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah, have called for an urgent increase in international support for Somalia....
SOMALIA: Mogadishu hospital threats condemned
NAIROBI, 8 October 2009 (IRIN) - Doctors and civil society groups have condemned anonymous threats made against personnel in Madina Hospital, the main health facility in Somalia's capital, Mogadishu....
Somalia: Analysis - Who is Fighting Whom
Nairobi — Somalia has experienced conflict since 1991 when the late President Mohamed Siad Barre's government was overthrown by opposition forces. Up to 2006, the fighting was largely between clan-based warlords clashing over territory and resources. In the process, one of the worst humanitarian crises in the world was created. ...
Somali refugees still pouring into Kenya, U.N. says
Somalis are arriving at an average rate of 6,400 a month, and their presence has placed pressure on northern Kenya's Dadaab refugee complex -- bursting at the seams with three times the population it was built to hold. ...
SOMALIA: Minister rejects Al-Shabab's education warning
The government and education officials in Somalia have condemned and dismissed a statement by the Islamist group Al-Shabab warning schools against using "un-Islamic" text books provided by the UN and aid agencies...
UN Special Envoy, Ahmedou Ould-Abdallah, is part of the Somali problem, by Ali A. Jama ...
Since Ahmedou Ould-Abdallah came to the Somali scene he was playing heavy-handed politics, aligned himself with some of the stakeholders in the country and alienated others in the process. He involved himself deeply in the country’s intricate local politics....
Somali president calls for help to combat militants
NAIROBI, Aug 7 (Reuters) – Somali President Sheikh Sharif Ahmed asked for more international help on Friday to battle hardline insurgents after holding what he called an historic meeting with U.S. Secretary of State Hillary Clinton....
Ethiopia's Meles says preparing to step down - FT
thiopian Prime Minister Meles Zenawi was quoted on Tuesday as saying he was preparing to step down and that discussions on the issue had already started within his ruling party. ...
Inside Story - What next for Somalia
Inside Story - What next for Somalia ...
Kenya PM hints at military solution for Somalia
Prime Minister Raila Odinga with his Somalia counterpart Omar Abdirashid Ali Sharmake in a joint press conference at his Treasury Building office in Nairobi...
President speaks out on pirates
Pirates in Somalia have launched more attacks in the first five months of this year than throughout all of 2008, ...
Donors seek to boost Somali security forces
U.N. Secretary-General Ban Ki-moon told international donors Thursday that more aid was vital to help Somalia's new government fight rampant piracy on the high seas...
Somalia-Kenya maritime boundary MoU, test for Somali gov't
The controversial Memorandum of Understanding (MoU) signed between Somali and Kenyan governments....
G20 leaders seal $1tn global deal
The G20 summit has ended in a global deal to boost world growth. ...
Hundreds feared dead off coast of Libya
High winds and heavy seas capsized a boat filled with African migrants heading for Europe off the coast of Libya Monday -- with more than 200 feared dead, ...
Somali leader accepts sharia slam's law for truce.
Somalia President Sharif Sheikh Ahmed has reportedly accepted a peace-proposal by religious clerics urging implementation of Sharia law....
Obama calls for reduction in nuclear weapons
PRAGUE, Czech Republic (QN) -- President Obama urged nations Sunday to get rid of nuclear weapons, saying that the U.S. is committed to reducing nuclear stocks within the next four years...
Luxury hotel launch red carpets over recession
South Africa (QNN) -- Hours after G-20 leaders agreed to a trillion-dollar bailout of the world economy in chilly London, one of the world's most flamboyant hoteliers opened his latest luxury hotel in sunny South Africa. ...
Sudan leader thanks Arab summit for support
Sudanese President Omar al-Bashir asked Arab leaders meeting in Qatar on Monday to strongly reject an arrest warrant issued against him by the International Criminal Court for war crimes....
Shearer gets taste of reality
Alan Shearer wasted no time in reaching for the last refuge of the beaten manager as he announced he was going to "take the positives" from a painful start to his Newcastle United reign....
Pressure is on Man Utd - Benitez
Liverpool boss Rafael Benitez says his side's 1-0 win over Fulham has put pressure on Manchester United in the race for the Premier League title. ...
Pakistan mosque blast 'kills 20'
Dozens of others were injured in the blast south of the capital, Islamabad. ...
Kenya, Somalia sign maritime boundary agreement
NAIROBI, April 3 (Xinhua) -- The Kenyan and Somali governments on Friday signed a memorandum of understanding on their maritime boundary...
Pirates as accidental ecowarriors
The Indian Ocean waters off the East African coast today host the most diverse collection of world ...
©  Qarankanews.com    .   webmaster@qarankanews.com          All Rights Reserved