Dhalinyarada & Dagaallada - Magaalada Ohio
Magaalada Columbus ee gobolka Ohio waxaa toddobaakdii hore lagu qabay shir ay lahaayeen qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaalida. Shirkaasi waxaa looga hadlay qodobo badan...
Amnesty: Ha la Xakameeyo Hubka Somalia
Amnesty International oo ku taliyay in hubka laga joojiyo DKMG ilaa inta laga damaanad qaadayo inaan hubkaasi loo isticmaali doonin xadgudbiyo ka dhan ah aadamaha.
...
Boliiska kenya Raafku wuu sii soconayaa
Taliyaha Boliiska Nairobi Anthonia Kapuche ayaa sheegay in raafka lagu hayo Somalidu uu sii socon doonto ilaa muddo todobaad ah.
...
Somali lagu Dilay Minnesota
Saddex qof oo Somali ah, oo laba kamid ah ay walaalo yihiin, ayaa xalay lagu dilay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka....
Raiisulwasaaraha DFKM Dr.Cumar C/rashid Cali Sharmaake oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Muqdisho:-Raiisulwasaaraha DFKM Dr.Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta waxaa ay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya wafdigaan ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey wasiiro Xilibaano iyo Saraakiil sare oo ka tirsan DFKM.
...
CABSI SOO FOODSAARTAY SOMALIDA KUNOOL YURUB
Sida ay xaqiijinayaan saxaafadda aduunka gaar ahaan kuwa wadamadda Skandineefiyaanka waxaa ay cabsi xoogle soo foodsaartay dadka somalida ah ee kunool wadamadda reer galbeedka gaar ahaan wadanka Denmark...
XAGEE KUDAMAYSAY DHUUSAMAREEB (AHLU SUNAH)
Wararkii ugu damayey oo laga helayo magaalada dhuusamareeb ee caasumada gobolka galguduud ayaa xaqiijinaya in dhamaan magaalada ay si toos ah ula wareegeen dadka ku abtirsada al shabaab al mujaahidiin...
Xarakada Al-shabaab Al-Mujaahidiin oo Dhoolatus Mileteri Sameeyay (Daawo)
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maanta dhoolatus weyn ka sameeyay magaalada Muqdisho. Ciidamo farabadan oo xiran dharka tuutaha ayaa socod ku maray qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, waxayna socod ku mareen wadada isku xirta xerada Maslax iyo Ex-kontrool ee Balcad, waxaana hareeraha ka socdey gawaarida gaashaaman oo ay ka midyihiin kuwa loo yaqaan beebayaasha, waxayna ku hubeysnaayeen qoryaha fudud iyo gantaalaha garbaha laga rido. Ciidanka Al-shabaab ayaa kor ugu dhawaaqaayey heeso ama nashiidooyin carabi ah.
...
Xukuumadda Somaliland oo la sheegay inay diidday bixinta Kharashka Diyaaradda Maydka Fagadhe
Hargeysa (Somaliland.Org)- Siciid Saalax Nuur oo ay walaalo yihiin marxuum Maxamed Saalax Nuur “Fagadhe” oo doraad ku geeriyooday cusbitaal ku yaala dalka Faransiiska, ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland oo markii hore ku ballan qaaday in meydka safiirka loo soo qaado Somaliland ay si cad u diideen in meydka loo soo qaado dalka.
...
Guddida joogtada ah ee Guurtida oo ku baaqay in la ciqaabo xubno ka qayb-galay Shirkii Jabuuti
December 28th, 2009 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa Golahaas ugu baaqay in tallaabo laga qaado oo sharciga la horkeeno xubno Guurtida ka tirsan oo bilihii aynu soo dhaafnay Shir Magaalada Jabuuti ka dhacay kala qayb galay Kooxo ka socda Koonfurta Soomaaliya.
...
Qorshe maamul goboleed loogu sameynayo Koonfur Galbeed
Muqdisho, December 27, 2009 (WDN) - Xildhibaanno, saraakiil iyo madax ka tirsan dawladda kmg ah ee Soomaaliya, ayaa kulan uga socdaa magaalada Doolow ee ku taal xadka Soomaaliya ay la wadaagto dalka Itoobiya...