BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA

Aminarts.com
Allkhayraad.com
Allsomali.com
Aflax
Allidamaale.com
Altaqwaa.com
Etntvboosaaso
sbclive.comNew
baraawepost.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dailypuntland.com
dalkanews.com
Dhahar.com
universaltv
Radiofreesomalia.com
Qardhomedia
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
karkaarnews.comNew
juurile.comNew
Qandala.com
Sscayn.com
Somalia Online
somalifans.net
Somaali.com
Somalitalk
Soomaalidamaanta.com
Somaliweyn
xogta.com
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
waagacusub.com
Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Halgan.net
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
 
Sh. Shariif: oo yiri Waa in la Iska Celiyo Cadawga

Madaxweyne Sh Shariif oo wareysi siiyay laanta Afsoomaaliga ah ee VOA ayaa tilmaamay in DKMG ay cidaan ahaan diyaar tahay waxaana uu ka hadlay Rabshadihii Nairobi.


Madaxweynaha DKMG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay rabashadihii jimcihii ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ee ay ku dhinteen dad gaaraya 5 ruux.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladdiisu ay cambaareyneyso rabshadihii ka dhacay magaalada Nairobi ee ka dhashay wadaad Muslim ah oo dowladda Kenya dalkeeda u diidan.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay in Muslimiinta diin ahaan laga rabo inaysan horseedin fidno, Soomaalidana waxaa looga baahan yahay inay ka fogaadaan wax kasta oo dhibaato keeni kara sababtoo ah ayuu yiri Soomaalida waxay isugu jirtaa kuwo u dhashay dalka Kenya iyo kuwo yimid dalkaasi ee ammaan ku helay.

Madaxweyne Shariif ayaa sidoo kale sheegay in intii uu ku sugnaa magaalada Nairobi kulamadii uu la qaatay beesha caalamka inay uga wadahadleen sidii ay uga wadashaqeyn lahaayeen sidii loo heli lahaa xaalad ay hay’adaha samafalku uga hawlgeli karaan dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif wuxuu sheegay in dowladdiisu ay sameysay qorshe Ciidan oo ku wajahan dalka, isla markaana dowladdu ay u aragto in layska dhiciyo dad uu ku sheegay madaxweynuhu inay dalka ku soo duuleen.


Dhegayso Waraysiga Madaxweynaha
WM | MP3



Ka Dhageyso Halkan Hadaladi Uu Ka Jeediyay Magaalada Kismaayo Gacmadheere (wasiirka Arimaha gudaha) iyo Soo Dhaweynta wafidiga (26/04/07
Mala gaaleysiin karaa qof muslim ah Dhageyso: Sheekh Max´med Cabdi Umal Oo Naga Jaahil Bixiya Arinkaas Isaga Ah 16/04/07
dhagayso qudbadii Cade Muuse Ee Canshuuraha DFS/ P/land (12/04/07
dhagayso qudbadii geedi uu ujeedieyey ciidamada booliska ee carmo
Wareysi Xasaasi Ah Oo Uu Jeediyay Wasiirr K/xigeenka G/Dhigga Salaad Cali Jeelle
©  Qarankanews.com    .   webmaster@qarankanews.com          All Rights Reserved