BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA

Aminarts.com
Allkhayraad.com
Allsomali.com
Aflax
Allidamaale.com
Altaqwaa.com
Etntvboosaaso
sbclive.comNew
baraawepost.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dailypuntland.com
dalkanews.com
Dhahar.com
universaltv
Radiofreesomalia.com
Qardhomedia
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
karkaarnews.comNew
juurile.comNew
Qandala.com
Sscayn.com
Somalia Online
somalifans.net
Somaali.com
Somalitalk
Soomaalidamaanta.com
Somaliweyn
xogta.com
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
waagacusub.com
Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Halgan.net
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
 
Boliiska kenya Raafku wuu sii soconayaa

Taliyaha Boliiska Nairobi Anthonia Kapuche ayaa sheegay in raafka lagu hayo Somalidu uu sii socon doonto ilaa muddo todobaad ah.


Taliyaha boliiska gobolka Nairobi Anthonia Kapuche ayaa sheegay in raafka lagu hayo Somalida degan Nairobi uu sii socon doono ilaa iyo inta ay ciidanku ka xaqiijinayaan cidda ku nool xaafada Eastliegh 


Haatan waxaa xabsiga ku jira boqolaal Somali ah oo labadii habeen ee la soo dhaafay laga raafay xaafadda Eastleigh. Dadka la raafay waxaa ku jira mas’uuliyiinka ka tirsan DKMG,  Somalida Kenya iyo Somalida ka timid dalka Somalia.

Maxmed Xuseen Qaras, oo ka tirsan mudanayaasha barlamaanka Kenya ayaa sheegay in raafkani yahay mid laga xumaado, wuxuuna dowladda Kenya ugu baaqay inay meelaha xuduudda ah ku celiyaan qofkii ay doonayaan inay dalka ka saaraan


Dhegayso Warbixinta Raafka
WM | MP3



Ka Dhageyso Halkan Hadaladi Uu Ka Jeediyay Magaalada Kismaayo Gacmadheere (wasiirka Arimaha gudaha) iyo Soo Dhaweynta wafidiga (26/04/07
Mala gaaleysiin karaa qof muslim ah Dhageyso: Sheekh Max´med Cabdi Umal Oo Naga Jaahil Bixiya Arinkaas Isaga Ah 16/04/07
dhagayso qudbadii Cade Muuse Ee Canshuuraha DFS/ P/land (12/04/07
dhagayso qudbadii geedi uu ujeedieyey ciidamada booliska ee carmo
Wareysi Xasaasi Ah Oo Uu Jeediyay Wasiirr K/xigeenka G/Dhigga Salaad Cali Jeelle
©  Qarankanews.com    .   webmaster@qarankanews.com          All Rights Reserved