BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA

Aminarts.com
Allkhayraad.com
Allsomali.com
Aflax
Allidamaale.com
Altaqwaa.com
Etntvboosaaso
sbclive.comNew
baraawepost.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dailypuntland.com
dalkanews.com
Dhahar.com
universaltv
Radiofreesomalia.com
Qardhomedia
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
karkaarnews.comNew
juurile.comNew
Qandala.com
Sscayn.com
Somalia Online
somalifans.net
Somaali.com
Somalitalk
Soomaalidamaanta.com
Somaliweyn
xogta.com
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
waagacusub.com
Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Halgan.net
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
 
Amnesty: Ha la Xakameeyo Hubka Somalia

Warbixin uu ururku soo saaray  oo ah tii ugu dabaysay ee ay ka soo saareen dalka Somalia ayaa waxaa ay faahfaahin kaga bixiyeen shixnadaha hubka ah oo ay ku jiraan hoobiye iyo lacagta ay maraykanku siiyeen DKMG ee Somalia si ay markaasi hub ugu soo iibsato

Waxaana ay Amnesty International sheegeen in hubkaasi iyo lacagahaasi lagu wareejiyay dawlada ku meel gaadhka ah ee Somalia iyada oo ay jirto halista ah in hubka noocasi ah loo isticmaali karayo weeraro aan look al aabo yeelin oo ay gaystaan ciidamada dawlada ku meel gaadhka ahi,oo amaba loo weeciyo kooxaha hubaysan ee ka soo horjeedda dawlada ku meel gaadhjka ah ee Somalia oo iyaguna gaysta meel ka dhacayo ba’an oo baahsan

Sida ay sheegtay agaasime ku xigeenka ururka Amnesty International ugu qaybsan qaarada Africa Michele Kagari iyadoo uu jiro walaac caalami ah ee laga qabo mustaqbalka dawlada Somalia,ayaa waxaan jirin walaac sidaasi oo kale ah oo laga qabo xuquuqda aadamaha ee dadka rayidka ah

Amnesty International waxa ay warbixintan ku sheegeen in sanadkii dhamaaday ee 2009kii ay kumanaa qof oo rayid ahi ku dhinteen oo boqolaal kun oo kalena ay ku bara kaceen weeraro aan loo miidaan deyin oo aan kala sooc lahayn oo ay qaadayeen dhamaanba dhinacyadu.tirada dadka haatan ku bara kacsan gudaha dalka Somalia ayaa waxaa ay dhan tahay million iyo badh qof,dad ay tiradoodu dhan tahay sadex million iyo todoba boqol oo kun oo qifina waxaa ay ku tiirsan yihiibn gargaarka aadminimada ah.



Ka Dhageyso Halkan Hadaladi Uu Ka Jeediyay Magaalada Kismaayo Gacmadheere (wasiirka Arimaha gudaha) iyo Soo Dhaweynta wafidiga (26/04/07
Mala gaaleysiin karaa qof muslim ah Dhageyso: Sheekh Max´med Cabdi Umal Oo Naga Jaahil Bixiya Arinkaas Isaga Ah 16/04/07
dhagayso qudbadii Cade Muuse Ee Canshuuraha DFS/ P/land (12/04/07
dhagayso qudbadii geedi uu ujeedieyey ciidamada booliska ee carmo
Wareysi Xasaasi Ah Oo Uu Jeediyay Wasiirr K/xigeenka G/Dhigga Salaad Cali Jeelle
©  Qarankanews.com    .   webmaster@qarankanews.com          All Rights Reserved