Magaalada Columbus ee gobolka Ohio waxaa toddobaakdii hore lagu qabay shir ay lahaayeen qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaalida. Shirkaasi waxaa looga hadlay qodobo badan oo soo foodsaara dhalinyarada maanta oo ay ku jiraan waaya-aragnimadooda qurbaha iyo saamaynta dagaallada sokeeye ee Soomaaliya.
Magaalada Columbus ee gobolka Ohio waxaa toddobaakdii hore lagu qabay shir ay lahaayeen qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaalida.
Shirkaasi waxaa looga hadlay qodobo badan oo soo foodsaara dhalinyarada maanta oo ay ku jiraan waaya-aragnimadooda qurbaha iyo saamaynta dagaallada sokeeye ee Soomaaliya.
Barnaamijka Dhalinyarada Maanta iyo Dagaallada Soomaaliya waxaan ku soo qaadanaynaa dood dhexmartay dhalinyaradaasi intii uu shirkaasi u socday. Barnaamijka waxaa ka qaybgalaya Ismaaciil Macalin, Cabdullaahi Yuusuf, Ubax Cabdi Cali, Sowdo Maxamed Faarax, iyo Saciido Sheikh Maxamed oo ka tirsan ardayda Jaamacadda Columbus.
QARANKANEWS DESK
Ka Dhageyso Halkan Hadaladi Uu Ka Jeediyay Magaalada Kismaayo Gacmadheere (wasiirka Arimaha gudaha) iyo Soo Dhaweynta wafidiga
(26/04/07
Mala gaaleysiin karaa qof muslim ah Dhageyso: Sheekh Max´med Cabdi Umal Oo Naga Jaahil Bixiya Arinkaas Isaga Ah
16/04/07
dhagayso qudbadii Cade Muuse Ee Canshuuraha DFS/ P/land (12/04/07
dhagayso qudbadii geedi uu ujeedieyey ciidamada booliska ee carmo