BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA

Aminarts.com
Allkhayraad.com
Allsomali.com
Aflax
Allidamaale.com
Altaqwaa.com
Etntvboosaaso
sbclive.comNew
baraawepost.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dailypuntland.com
dalkanews.com
Dhahar.com
universaltv
Radiofreesomalia.com
Qardhomedia
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
karkaarnews.comNew
juurile.comNew
Qandala.com
Sscayn.com
Somalia Online
somalifans.net
Somaali.com
Somalitalk
Soomaalidamaanta.com
Somaliweyn
xogta.com
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
waagacusub.com
Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Halgan.net
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
 
Kalan Dhaxmaray Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Libiya

Madaxweynaha dalka Libya Muammar al-Gaddafi ayaa xalay qaabilay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed.


Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan booqasho ku joogay waddanka Libya ayaa BBC u sheegay in ay casuumad ka heleen dowladda Libya.


Madaxweyne Cabdiraxmaan, waxa uu sheegay in kulanka isaga iyo Madaxweyne Muammar al-Gaddafi ay kaga wada hadleen arrimaha Soomaaliya sidii muhiimad loo siin lahaa, si xal loogu helo dhibaatada Soomaaliya.


Waxa uu sheegay in si gaar ah ay u xiiseynayeen arrimaha burcad badeedda iyo maraakiibta shisheeye oo uu sheegay inay bililiqeystaan badaha Soomaaliya.


Madaxweynaha Puntland waxa uu sheegay in Madaxweyne Muammar al-Gaddafi ay u bandhigeen qorshe la xiriira sidii gacan looga siin lahaa la dagaallanka burcad badeedda iyo dadka xadaya kheyraadka dabiiciga ah.



Ka Dhageyso Halkan Hadaladi Uu Ka Jeediyay Magaalada Kismaayo Gacmadheere (wasiirka Arimaha gudaha) iyo Soo Dhaweynta wafidiga (26/04/07
Mala gaaleysiin karaa qof muslim ah Dhageyso: Sheekh Max´med Cabdi Umal Oo Naga Jaahil Bixiya Arinkaas Isaga Ah 16/04/07
dhagayso qudbadii Cade Muuse Ee Canshuuraha DFS/ P/land (12/04/07
dhagayso qudbadii geedi uu ujeedieyey ciidamada booliska ee carmo
Wareysi Xasaasi Ah Oo Uu Jeediyay Wasiirr K/xigeenka G/Dhigga Salaad Cali Jeelle
©  Qarankanews.com    .   webmaster@qarankanews.com          All Rights Reserved