BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
VOA

Aminarts.com
Allkhayraad.com
Allsomali.com
Aflax
Allidamaale.com
Altaqwaa.com
Etntvboosaaso
sbclive.comNew
baraawepost.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Dailypuntland.com
dalkanews.com
Dhahar.com
universaltv
Radiofreesomalia.com
Qardhomedia
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
karkaarnews.comNew
juurile.comNew
Qandala.com
Sscayn.com
Somalia Online
somalifans.net
Somaali.com
Somalitalk
Soomaalidamaanta.com
Somaliweyn
xogta.com
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.net
WardheerNews
waagacusub.com
Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Halgan.net
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
 
Shariif: oo sheegay in ay Al-Qaacida ka xoreynayaan dalka Somalia

Madaxweynaha Somalia, Sh. Sharif ayaa wacad ku maray in ciidamadiisu ay Somalia ka xoreynayaan Al-Shabaab iyo Al-Qaacida.


Hadalkan wuxuu Sh. Sharif ka yiri khudbad uu ka jeediyay munaasabad lagu maamuusayay sanadguurada koowaad ee dowladiisa. Madaxweyne Shariif wuxuu sheegay in ciidamadiisa ay haatan diyaar u yihiin inay dalka ka xoreeyaan kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda. Shariif wuxuu qiray in xukuumaddiisu ay sanadkii la soo dhaafay aysan howllo fiican qaban, taasina ay ka danbeysay caqabadaha ay kala horyimaadeen kooxaha mucaaaradku.


Madaxweyne Shariif, wuxuu xusay in ciidamada iyo Bileyska dowladiisu ay haatan ka tayo fiican yihiin sanadkii hore, isla markaana ay diyaar u yihiin inay talaabooyin ay aminiga ku sugayaan qaadaan. Sheekh Shariif, wuxuu qudbadiisa sidoo kale uu ku canbaareeyey kooxaha mucaaradka oo uu sheegay inay been ka sheegayaan diinta Islaamka, isla markaana ay marin habaabinayaan qaar ka tirsan bulshada iyagoo isticmaalaya magaca diinta.


Munaasabadda sanadguurada waxaa sidoo kale saameyn ku yeelatay dhowr madfac oo hoobiyayaal ah oo kooxaha mucaaradku ay ku soo tuureen, waxaana la sheegay in madaafiicdaasi ay dhaliyeen dhimashada laba askari oo ka tirsan ciidamada Uganda ee AMISOM.


Warfaa Xaaji Muuse


Muqdisho Somalia



Ka Dhageyso Halkan Hadaladi Uu Ka Jeediyay Magaalada Kismaayo Gacmadheere (wasiirka Arimaha gudaha) iyo Soo Dhaweynta wafidiga (26/04/07
Mala gaaleysiin karaa qof muslim ah Dhageyso: Sheekh Max´med Cabdi Umal Oo Naga Jaahil Bixiya Arinkaas Isaga Ah 16/04/07
dhagayso qudbadii Cade Muuse Ee Canshuuraha DFS/ P/land (12/04/07
dhagayso qudbadii geedi uu ujeedieyey ciidamada booliska ee carmo
Wareysi Xasaasi Ah Oo Uu Jeediyay Wasiirr K/xigeenka G/Dhigga Salaad Cali Jeelle
©  Qarankanews.com    .   webmaster@qarankanews.com          All Rights Reserved