Duruufaha oo ay ka mid yihiin mushaar la’aanta xubnaha baarlamaanka, amniga, iyo heshiisyada dowladda ay waddo.
Guddoomiyuhu waxa kaloo uu ka hadlay dowladaha dariska oo xarriga u geysta xubnaha ka tirsan baarlamaanka oo ay ugu dambeysay laba ka mid ah mudanayaasha baarlamaaka oo wali ku jira gacanta dowladda Ethiopia.
Guddoomiye Aden Madoobe ayaa tilmaamay in beesha caalamku ay ka gaabisay ballan qaadkii ay u samaysay DKMG .
Waxaana uu xusay in xildhibaanadu ay mudanyihiin in lagu bogaadiyo xaaladda adag iyo amaan xumida jirta ee ay u badheedheen in ay ku shaqeeyaan.
Ka Dhageyso Halkan Hadaladi Uu Ka Jeediyay Magaalada Kismaayo Gacmadheere (wasiirka Arimaha gudaha) iyo Soo Dhaweynta wafidiga
(26/04/07
Mala gaaleysiin karaa qof muslim ah Dhageyso: Sheekh Max´med Cabdi Umal Oo Naga Jaahil Bixiya Arinkaas Isaga Ah
16/04/07
dhagayso qudbadii Cade Muuse Ee Canshuuraha DFS/ P/land (12/04/07
dhagayso qudbadii geedi uu ujeedieyey ciidamada booliska ee carmo